
Agaasimaha & Agaasime Kuxigeenka Machadka Cilmibaadhista Beeraha Somaliland ayaa ka qaybgalay Madal lagu furayay Mashruuca Horumarinta Abuurka/shinnida Somaliland ( Seed Industry development Project)
Agaasimaha & Agaasime Kuxigeenka Machadka Cilmibaadhista Beeraha Somaliland ayaa ka qaybgalay Madal lagu furayay Mashruuca Horumarinta Abuurka/shinnida Somaliland ( Seed Industry development Project) kaas oo ay iska kaashanayaan Dawladda Taiwan & Dawladda Somaliland.Mashruucan waxa si wada jir ah isaga kaashan doona Taiwan Technical Mission Somaliland,
