Hadafka dhawr ee Hay'adda cilmi Baadhista Beeruhu waa in la helo siidh tayo leh oo u adkaysan kara cimilada dalkeena isla markaana leh wax soo saar badan oo dad iyo xoolaba laga faa'iido muddo gaabana ku bixi kara.