Hadafka Fog ee Hay'adda

Hadafka fog ee Hay'addu waa in la helo isla markaana dalku yeesho abuur/siidh la isku halayn karo kaasi oo ay Somaliland kaga maarmi doonto siidhadhka ka yimaada dalalka shisheeye. Ugu danbaynta wadanku u heli lahaa siidh soo saaro calaf tayo ahaan fiican waxna ka tara sugnaanta cuntada dadka iyo ta xoolahaba. Kaasi oo inoo hogaamin doonta barwaaqo sooran iyo isku filnaansho cunteed mustaqbalka danbe.