Hay'addu waxay la tartamaysaa dhamaan hay'adda ay isku midka yihiin ee gobolka ku yaala. Iyadoo ka faa'iidaysanaysa aqoonta, waayo aragnimada dalalka jaarka ee leh hay'addo la mid ah kuna soo shaqaynayay hawlahani muddada dheer waxay doonaysaa inay ka dhigto mid ka mid ah hay'addaha lagu soo hirto ee gobolka iyo guud ahaan caalamkaba.