Waxaa aanu manta kala wareegnay 3 cagaf wasaarada horumarita beeraha

Arbaca-11-February
 
Waxa aanu Maanta kala wareegnay, Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Mid kamid ah 3 Cagaf oo Mashruuca SL-FSRP ugu talagalay Cilmibaadhista Beeraha Somaliland Somaliland Institute of Agricultural Research.
 
Machadka Cilmibaadhista Beeraha Somaliland, Waxa uu qaranka uga masuul yahay Cilmibaadhista Beeraha,Xoolaha & dhammaan Khayraadka dabiiciga ah.